E.HAALAND


 E.haaland waa wiil da'yar ah ok kasoo jeeda xulka norway,dabacan waxaan filayaa in aad taqaaniin intiina badan,waxa uu lajiraa HADDA kooxda Manchester city waxa uuna kaga soo tagay kooxda B.dortumud season 2022-2023 xilli ciyaredkan 2022-2023 HADDA si fiican ayuu ku bilowday haaland waxaana lafilayaa in uu jabin doono rikooris kii premier League kuwooda ugu waa weyn in uu jabin doono.Waad ku mahadsantahay booqashadaada waxan  rajaynayaa in aan isku soo laabano inagoo caafimaad qabna 

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post